Wasiiro ka tirsan Xukuumada Khayre oo gaaray Boosaaso & Xog ku aadan ujeedka safarkooda

Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Boosaaso ee gobolka Bari halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey, waxayna Wasiiradan dhamaantood ka soo jeedaan Puntland. Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah Axmed Ciise Cawad ayaa hogaaminayey wafdigan waxaana ka qeyb ahaa Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Wasiirka Kalluumeysiga C/llaahi … Continue reading Wasiiro ka tirsan Xukuumada Khayre oo gaaray Boosaaso & Xog ku aadan ujeedka safarkooda